Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ku matala Jubbaland. Xubnaha  kulankan ka dhex muuqday  qaar ka mid ah Xildhibaanada Wasiirada ah ee ku jira Xuuumada RW Khayre oo Axmed Madoobe si weyn uga soo horjeeday dib u doorashadiisa. … Continue reading Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda Jubbaland (Sawirro)